Akhri qodobadii ka soo baxay shirka taleex | warar sugan

Uncategorized

Apr 27, 2013 –

Number of View: 58

Shirkii golayaasha D.G. Khaatumo ee Taleex.

Ku: Cidii ay khusayso.

Ujeedo: bayaan.04/25/2013.

Shirsanadeedkiigolayaasha Khaatumo (Golaha sare ee dhaqanka iyo Golaha xukuumada.)ayaakuqabsoomayhoolkashirarka ee xaruntaku-meelgaadhka ah ee magaaladaTaleexintii u dhaxaysay  15/04/2013Ilaa 25/04/2013 Shirkaasookusoogabagaboobayguul iyo afgarad.

Golayaashuiyagookaduulayaujeedooyinkiiaasaaska u ahaaunugaDowladGoboleedkaSoomaaliyeed ee Khaatumo , Midayntashacabka  iyo dibu-hanashadadeegaamada Khaatumo ee cadawgu (Somaliland) haysto, waxaydiiradakusaareenkulankoodanwaxqabadkiigolayaashamudadaiisanadka iyo bilahaahayd ee D. G. Khaatumo dhisnaa.

Shirkanwaxaalagulafaguraygo’aamowadareednalagawadaqaatayqodobadan:

  • Dhamaystirkaqorshayaashaxoraymeed ee dib-looguhananayodeegaamada Khaatumo ee maqan.
  • Wacyigelinta iyo kobcintadhaqaalaha.
  • BaahintaMaamulka.
  • QabanqaabadaShirweynaha Khaatumo ee July

Golayaashuwaxaymuhiimada koowaad siiyeendadaalkadibu-hanashadadeegaamada iyo dadka Khaatumo loogaxoraynayomaleeshiyaadbeeleedka kasoo jeedagoboladaTogdheer iyo W/Galbeed ee duulaankacadaawadaqabiilkusalaysankuqabsadayilaa iyo iminkanakuhaystaqaybokamidadeegaamada Khaatumo.

Shirkawaxaalagusoobandhigaywarbixinomurugoxambaarsanookawaramayatacadigaba’an ee maleeshiyaadka SNM ta (Somaliland) kulakacaanshacabkareer Khaatumo ee kunooldeegaamada ay xoogakuhaystaan.

Dilalkasidatooska ah iyo sidadadabanloogugaystoshacabka Khaatumoiyadoon loo aaboyeelayncaruur iyo ciroole, maato iyo magaydo, ayaamaalinbamaalintakadambaysasiikordhaya.Dilalkaasoo ay kulamaanyihiinkufsiga, xoriyadka-qaadka,argagaxgelintashacbka,wiiqidakaabayaashadhaqaalaha iyo horumarkaayaa ah kuwosalkakuhayaaargoosiqabiil iyoqorshayaalbarakicindhulbooboomaamulkaHargaysa(Somaliland.) uukufuliyociidamadoodaxoogakuhaystadeegaamadaa.

GolayaashadowladgoboleedkaSoomaaliyeed ee Khaatumo waxaywaajibka koowaad kadhigteensamatabixinta iyo xorayntadadkoodacadwguhiigayo, waxaynago’aansadeeninay u maraanwadokastaoosuuragala ah.

Waxaa la qoondeeyaygudigadibu-hanashadasoohdimadaha Khaatumo, Golayaashuwaxayislaqaateencidiilasoosafatacadawga (Somaliland) ee duulaankaku ah dalka iyo dadka Khaatumo in ay lamidyihiinkuwa ay lasocdaandhibaatadagaadha iyo ta ay gaystaantahaygashi iyo godobla’aan.

Shirwaynuhu wuxuu islaqaataymuhiimadabaraarujintashacabka Khaatumo, waxaanalagudhisaygudiyokakoobangolayaasha D. G. Khaatumo oo sare u qaadafeejignaanta, adkayntamidnimada, tilmaamidatabahacadawgu iyo tacadiyadauu u gaysanayoshacabkareer Khaatumo.

Si loo tamareeyobarnaamijyadaxorayneedwaxaa la gartaysamayntagudiyodhaqaaloookahowlgaladalka iyo dibada, gudiyadaasoomaaraynayadhaqaalahasoogalakhaatumo.

NB:-Go’aamadaxasaasiga ah ee la xiriiraxoraynta , dhaqaalada  iyo abaabulkashirkawaalagareebaybayaankan .

Shirwaynuhu wuxuu falanqeeyayqodobosiyaasadeedoositoosa iyo sidadbanba u saamaynaya D. G. khaatumo, qodobadaaoo ay kamidahaayeen:

  • Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya

Dadka iyo dowladgoboleedka Khaatumo waxayastaan u yihiinhalgankiigobanimadoonka iyo xornimadaoonaf iyo maalbadankuwaayeen.Waxaykaalin mug lehkaqaateentaaba-gelintiidowladihiikacurtay Soomaaliya, guulo la taabankaranausoohooyeenqaranka.Waxaaxusidmudan in dadyowgakhaatumo ay barikayihiindagaaladiilaguburburiyaydadnimadii iyo dowladnimadiiSoomaaliyeed.

Mudadiiqaran-jabka, shacabkakhaatumowaxay u banbaxeenilaalintamidnimadajamhuuriyada, waxaynakasoohorjeedaantalaabooyinkawiiqiyawadajirkawadankeena.

Golayaasha D.G. Khaatumo waxaycambaaraynayaanshirkiidowladukulayeelatayxaruntaturkigamaamulka u mudhuxsadayqoqobka iyo qaybintaqarankasoomaaliyeed eeSomaliland.Shirkaasoodhabarjab iyo dabamarkuahaadalka iyo dadkaSoomaaliyeed.

Waxaanuugadigaynaadowlada federaalka wadiiqooyinkaqaloocan ee baal-marsanqaybtii iyo dastuurkiidhitadasoomaali u ahaa.Waxaanu u sheegaynaamadaxdaqarankaSoomaaliyeed in dhulkiiBoqortooyadaIngiriiskugumaysanjirtay ay dagaan 5 beelood (Ciise, Gedo-biirsi, Isaaq, warsangali iyo Dhulbahante.)maamulakaSomalilanduumataloookaliyabeeshaIsaaq. Go’aamada ay laqaataananoqondooninkuwo D. G. Khaatumo khuseeya.Waxaanufaraynaagolahashacabka (Baarlamanka.) inaytalaabokuhaboonkaqaadaanfaldambiyeedkaalagujebiyaydastuurka.

Golayaasha Khaatumo iyo shacabkooduwaxayhambalyo iyo bogaadin u dirayaanshirwaynahawadatashiga ee kasocdaxaruntagobolkajubadahoose ee Kismaanyo.Waxaanusoodhawaynayanaamaamulkalagasamaynayogoboladaa, waxaanuugubaaqaynaainaymaamulkaasaldhigugadhigaan: soomaalinimo, sinaan iyo cadaalad.

Wabilaahi Towfiiiq.

Agaasimaha Warfaafinta Maamulka Khaatumo State of Somalia

Maxamuud Maxamed Xasan ( Boocame)

Magaalada Taleex ee Caasimada Khaatumo State

  • Ururadadowliga ah iyo kuwamadaxa banana. IGAD, EU, UN.

DowladGoboleedkakhaatumo wuxuu u taagan yahay nabadkuwadanoolaanshaha iyo deriswanaagageeskaAfrika, waxaanu kasoo horjeednaaxadgudubyadaheerqabiililaaqaran, waxaanufogaynaynaacidkasta iyo sifokastaookhalkhalgelinaysanabadgelyadagobolka, waxaanudhaleecaynaynaatabaha: barakicinta, argagaxgelinta, wiiqidahorumarka iyo dhaqaalaha.Falalkaasoo ah tabahauuisticmaalomaamulkaHargaysa (Somaliland.) iyo cawaankoodu.

Waxaanugaadhsiinaynaadowladahaderiska ah ee daneeyaarimahasoomaaliyagardarooyinkaaangeednaloogusoogaban ee maamulkaSomalilandkuladhaqmayodadka iyo dalka Khaatumo. (State terrorism)Waxaanucadaynaynaadagaaladiikaabuurmaygardarooyinkaa iyo kuwadhicidoona in masuuliyadooda ay qaadayaanmaamulkaasi(Somaliland.)hadiiayankanoqondhulka Khaatumo ee ay gardaradakuhaystaan

Golayaasha D. G. Khaatumo waxaysoodhawaynayaanhabkadimuqraadiyaynta ee nabadgelyadakudhisan ee kahirgalayawadamadakumidoobay IGAD iyo dhamaanqaarada Africa.Waxaanusigaarauguhambalyaynayaanshacaka iyo dowlada Kenya doorashooyinkiixortaahaaee sidanabadgelyada u dhacay iyo xukuumadacusub ee madaxwayneUhurukenyata.

  • Deeqbixiyayaasha

Shacbkareerkhaatumowaxayumadasoomaaliyeed la qabeendhibaatooyinkiikadhashaydowladla’aanta iyo masiibooyinkadabiiciga ah, waxaagaar u ahaamaqnaanshagacanqabashadiiaduunwaynuhuugukaalmaynayay Soomaaliya.

Hay’adahadowliga ah iyo kuwamadaxa-banana ee qaybiyakaalmooyinkaawaxayqaybtiishacabkareerKhaatumo usoomarinjireenmaamuladaPuntland iyo Somaliland gargaarkiiaduunku Soomaaliya u fidinjiraygargaarkaaooshacabkiiloogutalagalayaansoogaadhijirin.Waxaanukacodsanaynaadeeqbixiyayaashainaywafdixaqiiqoraadin ah usoodiraandeegaamada Khaatumo.

  • Shirkadahashidaalka.

Deegaamadadowladgoboleedkakhaatumo wuxuu hodanku yahay khayraadkadabiiciga ah, waxaanusoodhawaynaynaamaalgashigashirkadahawadaniga ah iyo kuwacaalamigaba.Waxaanuixtiraamaynaaheshiisyadiidowladiihore ee Soomaaliya la gashayshirkadahacaalamiga ah.Waxaanu u digaynaashirkadahadeegaamadakhaatumousoomaramaamulada kale, talaabooyinkaasoocawaaqibxumomustaqbalkaabuuridoonashirkadahaa iyo dowladgoboleedka Khaatumo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *